Weerar ismiidaamin ah oo saaka lagu qaaday hoteel Saxafi ee Muqdisho
Qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lixdii aroornimo ee saaka ka dhacay iridka hore ee hotel ...
Qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lixdii aroornimo ee saaka ka dhacay iridka hore ee hotel ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada kulankii kubadda gacanta ee dhexemaray gabdhaha Horseed iyo Heegan ee kala ...
Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo ay wehliyaan Wasiirada dastuurka , caafimaadka iyo Xildhibaanno ayaa maanta gaaray magaladda ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay xafiisyada aqalka dowaldda ...
Wafdigan uu hogaaminayay Madaxwayne ku-xigeenka Dowlada Goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi oo safar dhinaca dhulka ah maanta ku gaaray ...
Wasiirka Maaliyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeeti” ayaa maanta Muqdisho ka furay shir balaaran oo Wasiirada ...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed oo uu wehliyo Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha Mudnae ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho