Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha India oo ka wadahadlay dib u soo nooleynta xiriirka labada dal “Sawirro”
Muqdisho, 29 October 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada New Delhi kula kulmey Ra’iisul ...
















