R/asaare Ku-Xigeenka oo maanta furay qorshe horu-marineed oo lagu hirgelinayo siyaasadda kala-duwanaanshaha noolosha Soomaaliya+Sawirro
Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in samaynta Qorshahan iyo Siyaasaddan kala duwanaanshaha Noolaha lagala tashaday ...
















