Madaxweynaha: “Waa inaan xaqiijinaa in shacabka Soomaaliyeed ay helaan nolol ka madaxbanaan cabsi, amar ku taagleyn iyo cabburin’’
Iyadoo maanta la xusayo Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha, ayaa Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa uu ...
















