Madaxweynaha Galmudug oo baaq nabadeed u diray Ahlusunna Waljamaaca “SAWIRRO”
Wafdiga uu hogaaminayay Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan maamulka oo ...
Wafdiga uu hogaaminayay Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan maamulka oo ...
Hay’adda Somali Relief network of North America ayaa deeq hilib ah oo lagu soo gabo gabeynayay munaasabadda ciidul adxa awgeed ...
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa sheegtay in ciidamada ay ku guulaysteen sugidda ammaanka Caasimadda maalmaha munaasabbad ciidda. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha ...
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hay'adda horumarinta dhallinyarada ee marka magaceeda loosoo gaabiyo SOYDEN ayaa diirada lagu saaray kor ...
Muqdisho, September 27, 2015-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho, ...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay danjireyaasha dowladaha ...
Munaasabadan oo ay ku soo bandhigayeen ardayda wax ka barata Jaamacadda Plasma, isla markaana loogu dabaaldagayay sanadguuradii ka soo waregatay ...
Munaasabad kooban oo lagu soo dhaweenayay afar boqol iyo kontan Arday oo kamid ah dufcadii labaad ee u fariista Jamacada ...
Munaasabadaan lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee dalxiiska oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho