Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan dadweyne la qaatay shacabka Degmada Jalalaqsi
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ...
















