Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska oo howlo shaqo u tegay Beladweyne “SAWIRRO”
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay ...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay ...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa maanta amar ku bixiyay in si deg deg ah ay u ...
Kulankan Wadatashiga ah ee maanta ay isugu yimaadeen guddiga Madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo qeybaha kala duwan ee Ururada Bulshada ...
Muqdisho, 12 September 2015: Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey sannadguuradii 3aad ee ka soo wareegtey markii xilka madaxtinimada ee dalka ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Somaaliya mudane Maxamed Aaden “Farkeeti” ayaa si diiran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegista lagu ...
Mogadishu, 12 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho ayaa abaal marino gudoonsiisay ehelada ciidamo Soomaaliyeed oo ku dhintay weerar 24-kii June-2015 lala beegsaday ...
Muqdisho, September 12, 2015----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo ku hadlaya magaca Xukuumada ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ummadda ...
Xiriirka Soomaliyeed ee Doomaha ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Xiriirka Doomaha Caalamka oo lagu qabtay Magaalada Chamberye, ee dalka France., waxaan Soomaaliya ...
Ugu yaraan 62 Ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 80 ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Masaajidka Maka Al-Mukarama ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho