Kormeeraha Wasaaradda waxbarashada Galmudug oo la magacaabay
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa lagu magacaabay Kormeeraha Wasaaradda Waxbarashada si loo hubiyo tayada Wasaaradda ...
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa lagu magacaabay Kormeeraha Wasaaradda Waxbarashada si loo hubiyo tayada Wasaaradda ...
Madaxweynaha dalka Ruushka Putin ayaa sheegay in madaxweynaha Siiriya Bashar Al Assad uu diyaar u yahay inuu wadahadal la sameeyo ...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo uu wehliyo taliye ku-xigeenka ciidanka Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed ...
Aqoon isweydaarsigani oo ahaa mid looga hadlayay arrimo la xariira dhibaatooyinkii laga dhaxlay falalkii burcad badeednimada ahaa ee ka dhici ...
Odayaal iyo dad kale oo mas’uuliyiin ah ayaa ku guuleystay in ay heshiis nabadeed dhex dhigaan labo beelood oo dhowaan ...
Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada ku soo gaba gabeeysay siminaar ku saabsan sidii bulshada iyo laamaha amniga ...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay ayaa waxaa looga hadlay ...
Barnaamijkan fulinta ah ee ay wada saxiixdeen Wasaaradaha Warfaafinta Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa waxa uu daba socdaa hishiis iskaashi ...
Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sameysay diyaar garow ku aadan dhibaatooyinka caafimaadka ee ka dhalan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho