Akhriso:- khudbadda Madaxweynaha Sannadguuradii 3-aad tan iyo markii dowladda Federaalka Ee Soomaaliya la dhisey sannadkii 2012-kii
Bismillahi Al Raxamaani Al Raxiim Walaalayaal, Waxaan idinku salaamayaa Salaanta Islaamka. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Soomaaliya Ha noolaato, Cadawgeedu ...
















