DAAWO SAWIRRADA: Jen. Mukhtaar oo B.weyne Ka Furay Koob Loogu Magacdaray Booliska Iyo Isdhexgalka Bulsada
Koobkaan loogu magacdaray Isdhexgalka Booliska Soomaaliyeed iyo Bulshada Gobalka Hiiraan ayaa waxaa furay taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen Mukhtaar ...
















