Madaxweynaha: “Soomaaliya waxay saddexdii sanno ee la soo dhaafey guulo waaweyn ka soo hoysey dagaalka ka dhanka ah argagixisada”
New York, 29 September: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Shir Madaxeed gaar ...















