Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyay Guulaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida nafhornimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida ay u wajaheen ...
















