M.weynaha Dowlad Gobaleedka Puntland:Aad ayaan ugu Faraxsanahay Hormarka Ay Sameyeen Maamulka Iyo Shacabka Gobalka Mudug+Sawirro
Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey Deegaanada Bacaadweyn,Margeeg, Daarasalaam, Cagaaran iyo magaalo ...















