Munaasabad Balaaran oo Lagu Soo Dhaweynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xalay Lagu Qabtay Xaafada Islii”Sawirro”
Munaasabad balaaran oo ay soo qaban qaabisay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi,laguna soo dhaweynayay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha ...
















