Tababarkan oo soconayey mudo 3 maalmood ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Bangiga aduunka, waxaana lagu falanqeynayey sidii loo meel marin ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wefdi uu hogaaminayo, ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga ...
Muqdisho, 03, June, 2015…..Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, oo uu shir gudoominayey Ra’iisul ...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxmed Cabdi Xayir "Maareeye" oo uu wehliyo wasiirudowlaha wasaradda arrimaha gudaha ayaa maanta hoygiisa ku boqday ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Kampala ee caasimadda ...
Mudanayaal ka tirsan baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqaday dad ku dhaawacmay dagaal dhexmaray ciidamada Liyuu boolis iyo dad shacab ...
Deeq raashiin ah ayaa maanta loo qeybiyay Dadka danyarta ah ee ku tabaaleesan gudaha Magaalada Kismaayo gaar ahaan dadkii uu saameeyay roobabkii ...
Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho kaga hadlay arrimo la xiriira dar-dar ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho