Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo maanta booqaday Abwaan Sangub oo ku xanuunsanaya Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo maanta booqaday Abwaan Sangub oo ku xanuunsanaya Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxmed Cabdi Xayir “Maareeye” oo uu wehliyo  wasiirudowlaha wasaradda arrimaha gudaha ayaa maanta hoygiisa ku boqday Abwaanka Maxmuud C/llahi “Sangub” oo dhawaanahaan la  xanuunsanayay dhanka aragga.

Ujeeddada booqashadooda ayaa ahayd sidii ay wax uga ogan lahaayeen xaaladda caafimaad ee abwaanka xanuunsanaya ayna u muujiyaan sida mas’uuliyiinta dowladda ay ugarab taagan yihiin dadka wax galka u ah
bulshada ayadoo lagu hayo howlo qaliin ah .

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026

ugu horreyn waxaa warbaahinta qaranka la hadlay abwaan Maxmuud C/llaahi Sangub oo ka mahadnaqay mas’uuliyiinta maanta boqashada ugu yimid ee herka wasiir ah iyo sida ay isku soo xilqameen.

“runtii waxa farxad weyn ii ah boqashada ay maanta igu yimadeen wasiirka warfaafinta iyo wasiir dowlaha wasaarada arimaha gudaha iney darenkiisa farxad gilineyso boqashada ay maanta ugu yimadeen islamarkana ugu mahadnaqaya masulinta kormeerka ay ugu yimaden “ ayuu yiri Abwaan Sangub

Wasiirka wasaarada warfaafinta dhanka iyo dalxiiska mudane Maxmed Cabdi Xayir “Mareeye” oo ka hadlay ujeedada booqashadooda ayaa xusay in abwaan Sangub uu ka mid yahay abwaanad heerka qaran ee dalka iyo dadkaba ay qiimo weyn ugu fadhiyaan isagoo ugu baaqay Soomaaliyed iney door weyn ka qataan sidii abwaanka cafimaad dibada ah loogu qadi lahaa, isagoo xusay in dowladuna  ay door muuqda ayey ka qaadan doonto wax ka qabashada xaladda cafimaad ee abwaanka.

“waxaan maanta boqanay abwaanka Soomaaliyed abwaan Maxmuud C/llaahi Sangub inuu ka mid yahay abwaanada iyo dadka shacabka ku weyn islamarkana shacabka Soomaaliyed laga donaayo iney doorweyn ka qataan sidii adeeg cafimad oo dibadaha ah loogu qaadi lahaa. ayuu yiri Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane “Maareeye”

Abwaan Maxmuud C/llahi “Sangub” waxaa uu ka mid yahay abwaanada Soomaaliyed ee ku xanuun sanaayo gudaha magaalada Muqdisho waxaa isna in muddo ah ku xanuunsanaya Muqdisho fanaanka weyn  Cabdi Tahliil “Warsame” iyo Siteey Manoogta.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Qeybgalay Munaasabadda Furitaanka Kalfadhiga 5aad Ee Baarlamaanka Uganda “SAWIRRO”

Next Post

Golaha Wasiirada oo Maanta Ansixiyey Magacaabista Xubin Ka Mid Noqonaysa Gudiga Madaxa Banaan Ee Dastuurka

Next Post
Golaha Wasiirada oo Maanta Ansixiyey Magacaabista Xubin Ka Mid Noqonaysa Gudiga Madaxa Banaan Ee Dastuurka

Golaha Wasiirada oo Maanta Ansixiyey Magacaabista Xubin Ka Mid Noqonaysa Gudiga Madaxa Banaan Ee Dastuurka

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

August 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026
0

Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In