Dowladda Sweden oo $4 Milyan doolar ugu deeqday dib-u-dhiska Wasaaradaha Maaliyadda iyo Caafimaadka “SAWIRRO”
August 15, 2015 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis is-faham (Memorandum of Understanding –MOU) la gashay Dowladda Sweden, kaasi oo ...















