Muqdisho, 30, May, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda oo ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa gaarey degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxana Wasiirka socdaalkiisa ku weheliyey ...
Maamulka Degmada Balcad ee gobalkan Shabeellaha dhexe ayaa kormeer howleed ku tegay meelaha uu fatahaadda ka geystay webia Shabeelle, si ...
Qeybaha bushada ku dhaqan magaalada Beladweyne ayaa bilaabay in ay dib u dayactiraan waddooyinkii ku xirmay roobabkii dhawaan ka da’ay ...
Howlgalkan ciidanka hay’adda Nabad sugida iyo Sirdonka Qaranka ay 19 bishaan ka sameyeen deegaanka Tareedisho ee duleedka magalada Muqdisho ayaa ...
Mogadishu , Sabti, May 30, 2015- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Khaalid Cumar Cali ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa ...
Kulan looga hadlayay sida looga hor tagi karo khatarta argagaxasida iyo xagjirnimada ayaa maanta lagu qabtay xaafadda ay Soomaalidu sida ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho