Wasiirka Difaaca oo dadaal ugu jira dhismaha ciidan Qaran
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka ...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka ...
Kulankaan xalay lagu qabtay xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Kumaanda Buluusiya ayaa waxaa ka qayb galay ku xigeeenka ra’iisul ...
Barnaamijka gargaar iyo gurmadka ee lagu caawinayo dadkeenna Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Yemen iyo kuwa hadda laga soo daadgureynaya warbaahinta ...
Tartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayay xuska 72-guuradii ka soo wareegtay aas aaska ururka dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL 15-May ...
Kulankaas amaanka looga hadlayay ee caawa lagu qabtay xarunta hay’ada sirdoonka iyo nabadsugida qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qayb galay ...
Munaasabadan looga hadlayay cirib tirka Kooxda Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS oo maanta lagu qabtay Xarunta Degmada Boondheere ee Gobolka ...
Muqdisho,18 May 2015-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay hormuudyadda Jamaacadaha dalka gaar ahaan kuwa ...
Wasiirka Gaashandhiga Dawlada soomaaliya Mudane Cabdiqaadir sh.Cali diini waxaa garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Kismaayo kusoo Dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Koobad Ee Jubbaland ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho