Madaxweynaha: ”Argagixisada waan ka adkaaneynaa, mana lahan awood ay shacabka la-haysteyaal uga dhigaan”
Muqdisho, 26 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixisonimo ...













