R/wasaare ku xigeenka X. F. S. oo maanta furay shir lagu qiimaynayey mashaariicda New Deal-ka “Sawirro”
Muqdisho, 07, May, 2015......Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa maanta furay shirka billaha ah ...
















