Shacabka ku nool Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo ka cabsi qaba fatahaadda webiga Shabeelle
Bulshada ku nool gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa soo food saartay cabsi ku aadan fatahaad uu webiga Shabeelle ka geystay ...
Bulshada ku nool gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa soo food saartay cabsi ku aadan fatahaad uu webiga Shabeelle ka geystay ...
Munaasabadan lagu daah-furayay dib u howlgalinta Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyada xafiiskeeda Cadaado, ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan ...
Ciidamada amniga ee dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo balaaran oo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolka ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa hambalyo ku aadan maalinta Saxaafadda aduunka ...
Barnaamijka Dhacdooyinka waa barnaamij ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka SNTV, waxa uuna xambaarsanyahay warar iyo wareeysiyo la xiriira ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdikariin ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Soomaaliya oo ay wehliyaan sarakiilka tirsan Wasaradda amniga gudaha ayaa galabta qalab Warbaahineed ...
War-muritiyeed Ka Soo baxay guddiga farsamada maamul usameynta goballada Mudug iyo Galgaduud ayaa lagu shaaciyay Tirada Beelaha Soo gudbiyay Odayaasha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho