Ergadii kaqeybgashay shirka Afka Soomaaliga oo maanta soo booqday wasaaradda warfaafinta “Sawirro”
Ergadii kaqeybgalay shirkii looga hadlayay horumarinta afka Soomaaliga ayaa maanta kormeer ku yimid xarunta wasaaradda warfaafinta ee magaalada Muqdisho iyagoo ...