Wasiirka Caafimaadka “Ma soconeyso in dawo dhacday laga iibiyo bulshada”
Wasaaradda caafimaad ayaa sheegtay in si deg deg ah ay wax uqa banayso arrimaha la xariira dawooyinka aan tayada lahayn ...
Wasaaradda caafimaad ayaa sheegtay in si deg deg ah ay wax uqa banayso arrimaha la xariira dawooyinka aan tayada lahayn ...
Wasaarada dhallinayarada iyo cayaaraha ayaa sheegtay in ay waddo diyaarinta siyaadda dhalinayarada, si dhalinyaradu ay u helaan fursado shaqo iyo ...
Mas’uuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo uu horkacayey xoghayaha guddigaasi Duraan Axmed Faarax ayaa kormeer hawleed ku sameeyay garoonka ...
Ciidanka Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay Hotello ku yaala Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku ...
Wariye Farxaan Suleymaan Daahir oo ah sawir qaade ka tirsan Radio Muqdisho ayaa ka badbaaday isku day dil oo ay ...
Munaasabad lagusoo bandhigayay wax qabadka maamulka degmada C/casiis ayaa xalay lagu qabtay degmada C/casiis. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb ...
Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan “Fargeeti” oo la hadlay Radio muqdisho isagoo ku sugan dalka ...
Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid iyo wefdi oo hogaaminaayo oo saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa Duhurnimadii maanta gaaray ...
Qaar kamid ah hay’adaha gargaarka ee caalamiga ah ayaa dowladda Kenya ugu baaqay in ay u ogolaato in shaqadooda dib ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay tayeeynta iyo horumarinta waxbarashada dalka. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho