Madaxweynaha: Dib u heshiisiinta waa in la joogteeyaa
10 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu ...
10 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu ...
Munaasabad lagu soo dhaweeynayay abaalmarinta qaaliga ah ee sanadka 2015 uu machad ku yaala magaalada Blerma ee dalka Talyaaniga, guddoonsiiyay ...
Barnaamijka Bandhigga Radiyaha waxa uu habeen kasta ka baxaa Radio Muqdisho, waxa uuna xambaarsanyahay wareysiyo iyo warbixinno muhiim ahn halkan ...
Roobab Mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa caawa ka da’aya magaalada Cadaado. Roobkan oo saacado badan ...
Barnaamishka Kulan Todobaadka Ee Ka baxa Radio Muqdisho iyo S.N.Tv Oo Todbaad walba Maalinta Jimcaha Aan Ku Falanqeenno Waxayaabaha Markaas taagan, ayaa ...
Wasiirka Diinta iyo Owqaafta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali “Baqdaadi” ayaa u hambalyeeyay wiilka Soomaaliyeed ee ku guuleystay ...
Taliyaha Hey’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaliya Genaral C/raxmaan Maxamed Tuuruyare ayaa tababar soconayay mudo bilooyin ah usoo xiray boqallaal ...
Madaxweynaha Jamhuuriyyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gabaldhicii caawa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu ...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ay taariikhdu tahay 9-4-2015 ka qeyb-galay aas ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho