Sawirro Madaxweynaha oo gaaray magaalada Sharm Il Sheikh
Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo kasoo amba baxay caasimadda wadanka ayaa soo gaaray magaalada Sharm Sheik ee dalka Masar ...
Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo kasoo amba baxay caasimadda wadanka ayaa soo gaaray magaalada Sharm Sheik ee dalka Masar ...
Kooxda Everton ee dalka ingiriiska ayaa lugtii koowaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda Goodison Park 2-1 uga badisay kooxda Dynamo ...
Kooxda Wolfsburg ee dalka Jarmalka ayaa lugtii koowaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda Volkswagen Arena 3-1 uga badisay kooxda Inter ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Duqeymo dhinaca cirka ah oo lala eegtay horjooge ka tirsan kooxda gummaadka ummadda Soomaaliyeed ayaa galabta ka dhacday gobolka Gedo. ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay dalka Masar. Madaxweynaha iyo ...
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya danjire Maxamed Cali Nuur Americo ayaa maanta khudbad uu kaga hadlayay xaalada dalka ...
Nairobi, 12 March 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye) oo labadan cisho joogey Nairobi ...
Djibouti, Khamiis 12 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta booqday xarunta cusub ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho