Isbitaalka Weyn ee Koofurta Galkacyo oo maalintii Sadaxaad ay ka socdaan howlo indha fiiqis lacag la’aan ah “Sawirro”
Isbitaalka Alnuur iyo Hay'adda AlBasar ayaa maalintii Sadaxaad ka wada isbitaalka weyn ee koofurta Galkacyo howlo isugu jira indha fiiqis iyo daweeynta ...
















