Kulan Baroor Diiq ah oo Loo Sameeyay Allaha u naxariistee Kadare iyo Xasan Kuuriya oo Nairobi Lagu Qabtay “SAWIRRO”
Kulan uu soo qaban qaabiyay ururka Suxufiinta qurba-joogta ee dalka Kenya (SEJASS)kaasi oo loogu baroor diiqayay loogu duceynayay allaha u ...















