Wasiirka waxbarashada oo marti ku aheyd barnaamijka kulanka Todobaadka “Dhageyso+Sawirro”
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay tayeeynta iyo horumarinta waxbarashada dalka. ...
















