Isbitaalka Digfeer oo xariga laga jaray” Daawo sawiro”
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si rasmi ah xariga uga jaray isbitaalka digfeer ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ka ...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si rasmi ah xariga uga jaray isbitaalka digfeer ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ka ...
Waxay Soomaaliya ka soo kabanaysaa hadimooyinkii gaadhay ciidamada Qalabka sida ee Soomaliyana, waxay si wadajir ah ula hawlgalayaan kuwa midowga ...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in booqashada wafdiga Madaxweynaha Turkiga ay Soomaaliya u tahay mid ...
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Recep Tayyip Erdoğan ayaa si wadajir ah xariga uga jaray Terminal-ka ...
Madaxweynaha dalka Turkgia Recep Tayyip Erdoğan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada ...
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in booqashada Madaxweynaha Turkiga uu yahay mid taariikhi ah, ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada baarlamaanka iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geeriga ...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiligan ka soconaya soo dhaweyn heerkeedu sareeyo oo loo sameynayo ...
Allaha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa xalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho, kadib xanuun mudooyinkan hayay. ...
Ciidamada amniga ee dowlada ayaa si weyn u adkeeyay amniga waddooyinka magaalada Muqdisho, taasi oo qeyb ka ah xoojinta Nabadgelyada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho