Qaban qaabada dibad baxyo lagu taageerayo shirki IGAD ee shalay ka dhacay Muqdisho oo ka socda Jowhar
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa qaban qaabinaya dibad baxyo lagu taageerayo shirkii IGAD ee shalay lagu qabtay Muqdisho. Gudoomiye ...















