Akhriso: Fursado shaqo oo ka banaan Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka
Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Soomaaliya waxa ay shacabka Soomaaliyeed u heysaa shaqooyin banaan oo ilaa iyo afar ah, kuwaasi ...
Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Soomaaliya waxa ay shacabka Soomaaliyeed u heysaa shaqooyin banaan oo ilaa iyo afar ah, kuwaasi ...
Taliska qaybta Booliska Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa sheegay in ay meel wanaagsan mareyso diyaarinta ciidamo boolis ah hor leh ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa qaban qaabinaya dibad baxyo lagu taageerayo shirkii IGAD ee shalay lagu qabtay Muqdisho. Gudoomiye ...
Wasaaradda kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda ayaa Muqdisho tababar uga furtay xubno ka tirsan kalluuneysata gobolba Banaadir. Munaasabaddii Furitaanki tabarka ayaa ...
Kooxda Crystal Palace ayaa garoonkeeda Selhurst Park 2-1 uga badisay kooxda Tottenham Hotspur. Kooxda Tottenham ayaa goolka la hor martay,waxaana ...
Siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin hore xilal kala duwan uga soo qabtay dalka ayaa shirkii wasiirrada arrimaha dibadda IGAD ee maanta lagu ...
Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu 3-0 uga badisay kooxda Espanyol. Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu koobkii ...
Kooxda Chelsea ayaa labo dhibcood ku qabatay hogaanka horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga,ka dib markii ay garoonkeeda Stamford Bridge 2-0 ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho