Midowga Africa oo shir looga hadlayo amniga ku leh Adis’ababa
Midowga Africa ayaa shirk u leh Adis’ababa kaasoo looga hadlayo la dagaallanka argagixisada qaaradda Africa. Shirkan oo ay ka qeybgalayaan ...
Midowga Africa ayaa shirk u leh Adis’ababa kaasoo looga hadlayo la dagaallanka argagixisada qaaradda Africa. Shirkan oo ay ka qeybgalayaan ...
Kooxda Chelsea ayaa ka hartay koobka Champions League-ga,ka dib markii lugtii labaad garoonkeeda Stamford Bridge ay barbardhac 2-2 ah kula ...
Kooxda Bayern Municha ayaa u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga,ka dib markii ay lugtii labaad garoonkeeda Allianz Arena ...
Shirkii looga hadlayay maal-gashiga Soomaaliya iyo sidii kor loogu qaadi lahaa ganacsiga soomaaliya oo mudo sedax maalin ah ka socday ...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta magaalada Garoowe ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha guud ee ...
Ka hor inta uusan Madaxweynuhu ka qeyb gelin munaasibad balaaran oo loo qabtay daahfurida mashruucaas ayuu kullan xog waraysi ah ...
Djibouti, Arbaco 11 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ...
Nairobi, 11ka Maarso 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta Nairobi kula kulmay ...
Kooxda Real Madrid ayaa u caawo u soo baxday Quarter Finalka koobka Champions League-ga,inkastoo looga adkaaday garoonkeeda Santiago Bernabeu oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho