Hay’adda SoDMA iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay dardar gelinta howlaha Beni’aadannimada Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, mudane. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta Muqdisho kula kulmay wafdi uu hor kacayay Maciej Popowski ...
















