Safiirka Soomaaliya ee Dalka koonfur Afrika oo kulan la qaatay Madaxda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaas
Safiirka Soomaaliya ee Dalka KoonfurAfrika Mudane Maxamed Sheekh Isaaq,Ayaa kulan la qaatay Madaxda jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Koonfur Afrika( Somali ...
















