Ra’iisul Wasaare Xamsa “ Hawlgalka Atalanta waxa uu saldhig u ahaa kor u qaadidda badqabka iyo amniga guud ee Badda Soomaaliya”.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tilmaamay muhiimdda ay leedahay in la kobciyo awoodaha Ciidanka ...















