Wasiirka Caafimaadka XFS oo daah-furay ololaha tallaalka cudurka Dabeysha “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta daahfurey Ololaha Tallaalka Cudurka Dabeysha ...
















