Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daah-furay ololaha tallaalka cudurka Dabeysha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo daah-furay ololaha tallaalka cudurka Dabeysha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta daahfurey Ololaha Tallaalka Cudurka Dabeysha oo 24 Janaayo ka billowdey dalka kuna eg 28-ka isla bishan aynu ku guda jirno ee Janaayo.

Ololaha Tallaalka Cudurka Dabeysha ayaa si toos ah uga billowdey guud ahaan dalka oo dhan gaar ahaan afar (4) Maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir, taasoo tirooyinka degmooyinka la gaari doono ay tahay 81 degmo, iyadoo sidoo kalena la gaar siin doono Tallaalkaas carruurta shanta (5) sano ka yar oo tiradoodu ay gaareyso labo millyan iyo todobo boqol oo kun ( 2,700,000) Carruur Soomaaliyeed ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukumadda Federaalka Soomaaliya waxay soo jeedisay lana magacaabay Guddiga Qaran ee Tallaalka iyo Dabar goynta Cudurka Dabeysha kaasoo uu Guddoomiye u yahay Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ayna ku jiraan Wasiirka Caafimaadka Federaalka, Wasiirada Caafimaadka ee heer dowlad Goboleed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Deeqbixiyaasha iyo Hey’addaha ka shaqeeya arrimaha Tallaalka..

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an gaarista goob kasta oo ay kaga nool yihiin Carruurta Soomaaliyeed gudaha dalka si ay u helaan adeegga Caafimaaadka Tallaalka taasoo laf dhabar u ah howlaha adeeg bixinta ee loo igmaday Wasaaradda.

Previous Post

NISA: Howlgal qorsheysan oo lagu dilay in ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta

Next Post

Guddoomiye Sheekh Aadan oo shir guddoomiyay kulanka Guddiyada Joogtada

Next Post
Guddoomiye Sheekh Aadan oo shir guddoomiyay kulanka Guddiyada Joogtada

Guddoomiye Sheekh Aadan oo shir guddoomiyay kulanka Guddiyada Joogtada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In