Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga oo kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti
RADIO MUQDISHO: Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo uu wehlinayo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi ...