Jeneraal Gacma-duule “Qofkii soo dilo xubin Khawaarijta ka tirsan labo kun oo dollar ayuu leeyahay”
Jeneraal Cali Caraaye Cosoble ( Gacma-duule) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo uu weheliyo Khaliif Cumar Macallin Nuur ...
Jeneraal Cali Caraaye Cosoble ( Gacma-duule) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo uu weheliyo Khaliif Cumar Macallin Nuur ...
Wasiirada iyo Xildhibaannada labada Gole Baarlamaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolka Awdal oo maanta shir jaraa’id ku ...
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu beeninayay warqadan been abuur ah oo saacidihii lasoo dhaafay baraha ...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Magaalada Muqdisho si gaar ah Degmada Hodon waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay ...
Dhalinyaradda Deegaanka Lughaya oo maanta dhigay Banaan bax ay ku diidan yihiin in Deegaankooda la siiyo Itoobiya ayaa la soo ...
Wasiirka Ganacsiga maamulka Somaliland Maxamed Xasan Saajin oo hore uga hadlay damaca liita ee dowladda Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed ayaa ...
Maxkamadda Sare ee Ciidamada ayaa mar kale xukunno kala duwan ka soo saartay Koox loo haystay Argagixisanimo, waxa ay ka ...
waxa maanta Alle ha u naxariistee aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho Abbaanduulihii Ururka 18aad Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga ...
Shacabka magaalada Boorame ee gobolka Awdal ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa maanta dhigay bannaabax ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan damaca ...
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa Duqeyn ku dilay 26 dhagar qabe oo Khawaarijta ka tirsan kuwaas ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho