Wasiirka Qorsheynta oo daah-furay Istiraatiijiyadda Wasaaradda ee 5-ta sano
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay Istiraatiijiyadda Wasaaradda ee shanta sano (2024-2028), taasoo diiradda ...
















