Shahiid Gaashaanle Suulnuug oo aas qaran loogu Sameeyey Muqdisho
waxa maanta Alle ha u naxariistee aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho Abbaanduulihii Ururka 18aad Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga ...
waxa maanta Alle ha u naxariistee aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho Abbaanduulihii Ururka 18aad Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga ...
Shacabka magaalada Boorame ee gobolka Awdal ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa maanta dhigay bannaabax ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan damaca ...
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa Duqeyn ku dilay 26 dhagar qabe oo Khawaarijta ka tirsan kuwaas ...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay Istiraatiijiyadda Wasaaradda ee shanta sano (2024-2028), taasoo diiradda ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka tacsiyadeeyay Geerida Allaha u naxariisto abaanduulihii guutada 18-aad ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo ...
Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay wehelinayeen Wasiirada Amniga iyo Beeraha Jubbaland, ...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha oo kulamo la qaadatay madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta iyo Hay'adaha amniga ayaa dib u ...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Dakedda Muqdisho ka dirtay Dooni sida shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha raashinka. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho