Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan dhiirragalin ah la qaatay Saraakiisha Haweenka ah ee Ciidanka Qalabka Sida
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga kulan dhiirigelin ah la qaatay caawa qaar ...
















