Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dhiggiisa dalka Kenya oo ku kulmay Nairobi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo oo hal maalin ah ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo oo hal maalin ah ku ...
Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin ...
Ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Jubbaland ayaa Khawaarijta ku laayey dagaal ka dhacay degaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Taliyaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo u Ambabaxay dalka Kenya kadib casuumaad uu ka helay Madaxweynaha dhiggiisa ah ee dalka Kenya ...
Ku-simaha Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed, ayaa kormeeray waraha iyo Biyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga kulan dhiirigelin ah la qaatay caawa qaar ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga la qaatay qaar ka mid carruurta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyey dadka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay'adda Nabad-sugidda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho