Ciidanka Xoogga dalka oo Howlgallo ka sameeyay gobolka Bakool
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad, Qeybta 60-aad CXDS ee ku sugan gobolka Bakool, ayaa maanta howlgal lagu ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad, Qeybta 60-aad CXDS ee ku sugan gobolka Bakool, ayaa maanta howlgal lagu ...
Diyaarad Milateri oo laga leeyahay dalka Mareykanka oo siday Sideed Askari, ayaa maanta oo Arbaca ah ku burburtay xeebaha dalka ...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa soo saartay digniino cusub oo la xariira Roobab la filayo dhamaadka bishaan ...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhowaysay taageero Maaliyaddeed oo midowga Yurub u fidiyey Ciidamada Qaranka Soomaaliya, midowga Yurub ayaa sidoo kale ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo diiradda ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa geeyey Safiirrada Turkiga, Shiinaha iyo Xafiiska Qaramada ee Soomaaliya goobaha ...
Gudoomiyaha Deegaanka Ceeldibir nudane Xasan Cali Xasan ayaa ka warbixiyay dhibaatooyin roobabku ugeesteen Bulshada ku nool.deegaanka Garawaale oo hoostaga Magaalada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee magaalada Kismaayo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho