Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray deegaanka Shabeelow ee Gobalka Mudug “SAWIRRO”
Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Mas'uuliyiin kale ayaa maanta kormeeray Deegaanka ...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Mas'uuliyiin kale ayaa maanta kormeeray Deegaanka ...
Guddoomiyaha Guddiga Ganacsiga, Dhaqaalaha, Maalgashiga iyo Warshadaha ee Baarlamaanka JFS Mudane Maxamed Sheekh Nuur Cismaan oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka ...
Court of the Armed Forces of Somalia handed down an eight-year prison sentence to two IS militants namely, Abdiqani Adan ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiisa 4-aad ...
-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun min 8 sano oo xabsi ciidan ah ku riday Cabdiqani Aadan Cali (Cilmi) ...
Guddoomiye Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo weheliyaan Guddoomiye ku-xigeennada Golaha, Mudane Cali Shacbaan ...
Kuwait’s Emir Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Jaber al-Sabah dies at 86, during the last month, the emir was admitted to hospital ...
Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda SoDMA Dr. Axmed Cabdi oo wehlinayo Maareeyaha XXarunta aran ee Howlgaladda Degdega ee NEOC Mudane Xasan Ciise, ...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho