Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay muwaadiniinta ku nafwaayay qaraxa argagixisanimo ee Beladweyne
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku geeriyooday ...















