Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka warbixisay howlgallada Khawaarijta lagu ciribtirayo
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo shir jaraa’id ku qabtay caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa ...















