Al-Burhaan: Suudaan waxay wajaheysaa shirqoolkii ugu weynaa ee taariikhda soo mara
Taliyaha Ciidanka Suudaan , Abdel Fattah Al-Burhan, ayaa sheegay in dalkiisa uu xilligan wajahayo shirqoolkii ugu weynaa ee taariikhda soo ...
Taliyaha Ciidanka Suudaan , Abdel Fattah Al-Burhan, ayaa sheegay in dalkiisa uu xilligan wajahayo shirqoolkii ugu weynaa ee taariikhda soo ...
Madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in labada degmo ee ka maqan Galmudug ay si kama dambays ah ...
Ciidanka Qaranka oo kaashanayaa saaxiibada hawlgalka Mareekanka ee Africom ayaa howlgal qorsheysan ku dilay maleyshiyaad ka tirsan khawaarijta Al-shabaab. Howlgalka ...
Wararka laga helaya dhulka Falastiiniyiinta, gaar ahan Daanta galbeed ayaa sheegaya in ciidamada Isra’iill, ay subaxnimadii hore ee saakay laba ...
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashana dadka degaanka ayaa cagta mariyay dhamaan saldhigyadii maleeshiyaadka Khawaariijta ay ku lahayeen xadka ay wadaagaan ...
Tababarkan oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Warfaafinta heer Federaal iyo dowlad goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ay ka faa’iideysanayaan 30 ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa caawa Gaalkacyo uga qeybgalay ...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan looga wada hadlay qodobo dhowr ah oo ...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgallo lagu cirib-tirayo Khawaarijta ka sameeyay deegaanno hoostaga magaalada Galhareeri ee gobolka Galgaduud gaar ahaan kuwa ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan muhiim oo looga hadlayay jiheynta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho