R/W Xamse oo kulan la qaatay Golahiisa ayaa kala hadlay u diyaargarowga Shirka Isbeddelka Cimilada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir ku saabsan diyaargarowga COP28 oo 30-ka November ...
















